Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka degmadda Balanballe ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay saldhigga booliiska ee deegaanka Ceelasha biyaha oo hoostaga Balanballe waxaana saldhigaan ka qeyb qaadanaya amniga iyo xasiloonida, Kaasi oo ay bulshada degaankan ay u qabeen baahi wayn.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor