Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug iyo taliska qeybta Boliska Gobolkaas ayaa ka qeyb gallay Munasabada Xariga looga jarayeey Saldhiga Ciidanka Boliska degaanka Xero Dahab ee gobolk mudug oo ay si isku tashi-bulsho ah u dhiseen dadka degaanka Xero Dahab .
Taliyaha Ciidanka booliska Degaanka Xero Dahab Sahal Xaryan ayaa sheegey in deeganka u bahna saldhig booliis si bulshada luugu adeego.
Dhanka kale gudoomiyaha deeganada xero Dahab ayaa sheegey bulshada deeganka inay ka go,antaha in isku tashi bulsho oo bilaabo hormaradda dhanka Arrimaha bulshada ah .
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf