Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Amniga dowlad-goboleedka Galmudug Aadan warsame cilmi ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray saldhigga cusub ee Booliska ee magaalada Baxdo, gobolka Galgaduud.Munaasabada xarig-jarka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, saraakiil ciidan, odayaal dhaqameed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi.


