Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa sare ukac xoogan laga dareemaya qiimaha kaluunka suuqyda magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka jubbadda hoose Sare u kacan ayeey sababtay hoos u dhaca kalluumeysiga badda sababo la xiriira xilli-roobaadka iyo dabeylo xooggan oo saameeyay badda, taasoo keentay in kalluumeysatadu ay yareeyaan tirada maalmaha ay kalluumeysan karaan.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf