Sara u kac Laga dareemaayo Suuqyadda shidaalka magalaada baladweyn.

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qiimaha shidaalka ayaa sare u kac laga dareemayaa suuqyada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaar ka mid ah ganacsatada iibisa shidaalka ayaa ka warbixiyay kororka lagu arkayo suuqyada lagu iibiyo shidaalka ee magaalada Baladweyne.

Qiimaha shidaalka ayaa kor u kacay maalmahan dambe, iyadoo dadka deegaanka ay sheegayaan in litirka shidaalka noocyadiisa kala duwan uu gaaray heerar aysan horey u baran.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here