Sara u kac laga dareemayo qiimaha Qudaarta suuqyada magaalada Dhuusamareeb.

0
85

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qiimaha qudaarta ayaa sare u kacday suuqyada magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug xili lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Ganacsatada qudaarta ayaa sababta sara u kaca ku sheegay iney tahay sameynta ka dhalatay fatahaadi dhawaan ka dhacday gobolada Hiraan, SHabeelada Dhaxe oo qudaarta ugu badan uga timaado Dhuusamareeb.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here