Sara u kac laga dareemayo qiimaha qudaarta suuqyadda Baladweyne

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Sara u kac balaran ayaa laga dareemaa qiimaha la iibiyo qudaarta sida Qaraha,Seytuunka,Batiiqa iyo Cambaha kuwasi oo inta lagu gudajiro bisha barakeeysan ee Ramadaan laga sameeyo cabitaanada la shiido ee dalka.

Qaar ka mid ah ganacsada Suuqyadda magalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiya isbedalka ku yimid qiimaha la iibiyo Qudaarta Suuqyadda Baladweyne.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here