Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Jowhar, oo ah xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabelle, ayaa waxaa maalmahan laga dareemayaa sare u kac weyn oo ku yimid qiimaha khudradda lagu iibiyo suuqyada magaalada.
Kororka qiimaha ayaa si toos ah u saameeyey nolosha dadka danyarta ah iyo ganacsatada yaryar ee ku tiirsan wax kala iibsiga suuqyada.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sacdiyo Abduqaadir Yusuf