Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo raashiinka Suuqyadda magalada Baladweyne.

0
118

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa sara ukac xoogan laga dareemayaa Qiimaha la iibiyo raashiinka nuucyadiisa kala duwan ee suuqyadda magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii ay magaalada ay saameysay fatahaadda wabiga shabelle.
Qiimaha Kiishka sokorta ah ayaa gudaha magaalada Baladweyne la kala iibina 60$ halka meelaha lagu Barakacayaashana la kala iibinayo 48$.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here