Sare u Kac Ku yimid qiimaha Xoolaha la iibiyo Suuqyadda Muqdisho

0
91

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxa Sare Kac ballaaran Ku yimid qiimaha la’iibiyo Xoolaha nool Suuqyadda magalada Muqdisho ee caasimadda dalka kadib markii ay wadooyinkii lasoo marsiinayey roobabku xireen. Inta badan Suuqyadda magalada Muqdisho ayaa la keena tiro yar oo xooli ah.
Xoolaha lagu iibiyo Suuqyadda magalada Muqdisho ayaa inta badan laga keena gobolda dalka bartamaha iyo koofurtaba.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here