Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa noqday mid qaali ah kadib markii ay yaradeen xoolihii la kenaayay iyadoona sidoo kale sababtay xoolo yaridaasi xoolaha oo loo dhoofiyo gobolada kale ee dalka.
Xoolaha lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa intooda badan waxaa laga kenaa Gobolka Bakool iyo Degmooyinka qaar ee ka tirsan Gobolka Baay.
Warkan waxaa akhrinaya: Abdidahir Garad Ali