SAWIRRO: Tababbar ku saabsan shaqada raadiyaha arrimaha bulshada oo Dhuusamareeb loogu qabtay shaqaalaha Idaacadda Daar-dheer.

0
143

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Tabarkan oo socday mudo afar maalina kuna saabsana sida uu u shaqeeyo Radiayaha Arimaha Bulshada iyo shaqooyinka laga rabo ayaa maanta lo soo xiray howl wadeenada Radio Daar-Dheer.
Abdijamaal Mo’alim Ahmed oo ah macalinka bixinayey tababarka ayaa ugu horeyn sharaxay tababarka iyo waxa uu ku saabsanaa.
Agaasimaha Radio Daar-Dheer Abdidaahir Garaad Ali ayaa u mahad celiyey Macalimiinta tabarka bixineysay waxana uu sheegay in tababarkan ay baahi u qabeen.
Hamdi Diriye Iyo Ahmed Mohamed Jaamac oo kamid ah wariyaasha Radio Daar-Dheer ee tabarka ka qeyb galay ayaa ka hadlay waxa ay ka faa’ideen tababarkan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here