Iskuulka Dhagobadan ee Degamda Xeraale oo Dib loo furay

0
30

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Dugsiga Hoose-dhexe ee Dhagobadan, degmada Xerale, ayaa waxaa lagu sameeyay xil-wareejinta maamulaha cusub ee dugsiga. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka degmada, xubno ka socday wasaaradda waxbarashada heer gobol, macallimiin, waalidiin, iyo arday.

Xil-wareejinta ayaa u dhexeysay maamulihii hore iyo maamulaha cusub, iyadoo la is dhaafsaday hadallo dardaaran ah oo lagu bogaadinayay howlihii la qabtay iyo himilooyinka cusub ee waxbarashada dugsiga.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here