WARARKA Shabakadda qaliimadda indhaha oo markii ugu horeysay dalka laga hirgaliyey By admin - April 19, 2025 0 43 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabaddan lagu daah furayay shabakadda qalliimada indhaha waxaa soo qaban qaabiyay Isbitaalka Alixsaan waxaana ka qayb-galay qaybaha kala duwan ee bulshada. Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2025/04/warka-qaliimadda-indhaha-by-ahmed.mp3