Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ay horay u galeen heshiis ku saabsan difaaca badda Somaliya ayaa Shacabka degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud waxa ay soo dhoweeyey dhaqangalka heshiiska difaaca badda ee Soomaaliya iyo Turkiga waxa ayna sheegen I dhaqangalka heshiiskan ow macno weyn ugu fadhiyo Soomaliya loona bahanyaha in la dardar galiyo.
Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf