Shacabka degmada Afmadow oo si isxilqaan ah u bilaabay dhismaha garoonka diyaarahada ee degmadaaas

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada ku nool degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose ayaa si isxilqaan ah uga shaqaynaya Garoon diyaaradeed cusub oo dhowaan laga hirgalinayo
degmada Afmadow.
Wxaa ay sheegeen In dhismaha garoonka ay si iskood ah iga shaqeynayaan dadka deegaanku.

Warkan waxaa soo jeedineysa:- Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here