Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyada oo dowladda Somaaliya ay ku dhawaacday in la joojinayi isticmaalka iyo ka ganacsiga bacda nuucayadeeda kala duwan ayaa dadka shacabka ah ee ku nool Magaalada Caabudwaaq gobolka Galgaduud dowladda ku taageereen tallaabada lagu joojinayo isticmaalka Bacda.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali