Shacabka Degmada Guriceel oo soo dhaweeyay dhismaha Dekadda Hobyo.

0
100

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili dhawan la saxiixay heshiiska lagu dhisaayo Dekadda degmada Hobyo ee gobalka mudug ayaa qaar ka mid ah Shacabka ku nool Dagmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa si wayn u soo dhaweeyay Heshiiska Dowladda Galmudug ay ku dhisayso Dekada magalaada Hobyo.

Bulshada ayaa sheegey in galmudug wax badan ka bedali doonto dhanka dhaqalaha haddii laga dhabeeyo dhismaha Dekadda Hobyo.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here