Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waddan oom isku xirta isgoysyada KPP iyo Albarako degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo dhismeheedu socdo ayaa bulshada ku nool xaafaddaas waxaa ay soo dhoweeyeen dhismahan iyagoo sidoo kale u mahad celiyay Maamulka gobolka Banaadir oo dhismaha fulinaya.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama