Shacabka degmada Mahadaay oo codsaday in dayactir lagu sameeyo biyo mareenada degmadaas.

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shacabka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabelada dhexe ayaa codsaday in dayactir lagu sameeyo biyo mareenka Boodaaye oo sanad kaste fatahaad ku sameeya xaafadaha degmadaas
Si wax looga qabto masuliyiin ka tirsan Golayaasha hirshabele uu hugaminayay wasiir ku xigeen wasarada beraha iyo wqrabka hirshabele maxamed Bashiir qasim daqare ayaa kormeer ku sabsan xaal uganshiyaha deganka ku tagay kanalka iyagoona lakulmay qar kamid ah dadka deganka.

 

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here