Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kalluumeysatada Dagamada xarardheere oo ka Cabanaya Kooxo Ajaanib ah oo xaalufinaya xeebaha ku teedsan dagmada xarardheere
Dadka kulankan isugu yimid oo ku jiraan odayaasha dhaqanka,dhalinyarada iyo kaluumaysatada ayaa dowlada ugu baaqay in wax laga qabto ajaanibta sida sharci darrada ah uga kaluumaysanaya xeebaha gobolka Mudug.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali