Shacabka gobalka mudug oo cabsho ka ah dhul-boob.

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shacabka kunool deegaanada ina bulo carfuuda docole farala.a faarax deegi xalxaliso Tawfiiq dugusha ayaa waxa ay sheegeen in ay cabsho kayihiin dad ay sheegeen in ay deegaanka xaalufin iyo dhul boob kuhayaan bulshada ayaa waxa ay baaq udireen dowladda federaalka Soomaaliya iyo tan galmudug oo ay ugu baaqeen in ay wax kaqabtaan dadkaas deegaanka xaalufinta kuhaya.

 

Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here