Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Faarax Cabdi Macallin guddoomiyaha Degmada Guriceel iyo xubno ka tirsan guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha oo Degmada Guriceel ka daahfuray diiwaangelinta codbixiyaasha doorashooyinka ayaa bulshada Guriceel waxaa ay ugu baaqeen inay isku diiwaangeliyaan doorashooyinka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali.