Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyob ee xarunta Gobolka Mudug oo qaarkood ka hadlayeen Daahfurka maalgashiga dhismaha Dakadda Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay dhismaha laga samaeyeynayo Dekadda Hobyo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali