Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bahda Ciyaaraha iyo Odayaasha ku Jimicsada garoonka Minishiibiyo ee magaalada Mugdisho ayaa ka codsaday in joojiyaan ganacsato rabta in ay iibsato dhulka garoonka
Waxaa garoonkan usoo jimicsi taga dad badan oo ku jiraan kuwa qaba xanuuno oo dhaqatiirtu kula taliuyeen in ay jimicsadaan.
Hamdi Dirie Ali ayaa warkan faah faahinaysa.