shaqalaha Hay’adda SoDMA oo loo furay tababar lagu baranayo gargaarka deg-dega.

0
89

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho ka Daahfuray tababar lagu baranaayo gargaarka deg-dega ah.

Tababarkaan oo loo qabtay Shaqaalaha waaxhaya kala duwan ee Hay’adda SoDMA waxaana iska kashanaayo Hay’adda Bisha Cas iyo Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here