Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kooxda chelsea ayaa la ciyaari doonta Kooxda Tottenham kulan adag oo ka tirsan horyaalka premier League.
Blues ayaa doonaysa in ay gaadho guul kaga soo kabsato guuldaradii todobaadkii hore.
Pochettino ayaa la filayaa in uu shaxdiisa ugu adag ku soo galo kulanka si uu fursad ugu helo guul kulanka ah.
Tababaraha ayaa dib u helay xiddigo badan oo ka maqnaa kulankii ugu dambeeyay waxana la filayaa in uu ku soo bilaabo.
xiddiga Mudryk ayaa la filayaa in uu soo bilowdo kulanka kadib markii uu ka maqnaa kulankii ugu dambeeyay.
Sidoo kale xiddiga khadka dhexe ee Fernandez oo maqna kulankii hore ayaa la filayaa in uu ku bilowdo kulankan.
Halkan kaga bogo shaxda ay Blues ku ciyaari karto: