Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Xanaanada xoolaha ee Maamulka Puntland Maxamed Cabdullahi Axmad libaax
ayaa xarigga ka jaray Shaybaarka Xanaanada Xoolaha ee gobolka Mudug qaybta Puntland oo laga hirgeliyaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka.
Nunaasabdda Xarig jarka waxaa ka qayb-galay Guddoomiye ku xigeenka Magaalada Gaalkacyo Puntland, isku duwaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.