Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxa shaybaarka degmada Guriceel ee wasaaradda xanaanada xoolaha dowlad-goboleedka Galmudug ayaa waxaa uu ka warbixiyay kiis uu hore qallin ugu sameeyay kaas oo ah SAC muddo ku foolanayay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud.
Dr Ibraahim Daahir Cusmaan oo ah madaxa shaybaarka degmada Guriceel ayaa ugu horrayn ka warramay sida uu ahaa xaaladda sacan markii uu qalliinka ku samaynaayay.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali