Shir ay ku heshiinayeen beelo dega gobolka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
91

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo mid kamid ah beelaha deggan gobolka Mudug ay ku qabteen magaalada Gaalkacyo waxaa ujeedkiisu ahaa in lagu xalliyo khilaafaad ay sheegeen inay ka dhexjireen beeshaas.

Waxgarad iyo dhalinyaro ayaa ka qayb-galay kulankan waxaana ay goobta ka sheegeen in guud ahaan ay dhayeen khilaafaad soo kala dhexgalay bulshadan. Waxaan shirkan uu qayb ka yahay baraarugga bulshada ee nabad dhiska iyo dib u heshiisiinta bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here