Shir dib u heshiisiin oo lagu soo gaban gabeeyay deegaanka Baxdo-gaabo gobalka Mudug.

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanka Baxdo-gaabo ee gobalka Mudug ayaa lagu soo gabangabeeyay shir dib u heshiisiineed oo lagu xallinayay xiisad u dhaxeysay beelo walaalo ah oo halkaas wadaga.
Waxana shirka soo qabanqaabiyey Wasiir dowladlaha wasaradda arrimaha gudaha galmudug
Waxana goob joog aha shirka odayaasha dhaqanka labada dhinac ,maamulka deegaanka Baxdo-gaabo, haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deeganka.

waxaa warkaan  soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here