Shir ku Saabsan arrimaha Gargaarka oo lagu qabtay magalada Kismaayo

0
94

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiiboyinka Jubbaland ayaa magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay Shir ku Saabsan arrimaha Gargaarka kaa oo bishiiba hal mar ay qabato Wasaaradda gargaarka jubblanad.

Shirka ayaa intiisa badan ayaa diiradda lagu saraya sidii looga feegjignaan laha xalada Roobka Eniino iyo Sido kole sidii wax laga qaban laha xalada Barakacayaasha ku noo deeganadda Jubbaland .

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinayasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here