Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa shir ku saabsan wadatashiga iyo xaqiijinta barnaamijka adeeg daadajinta ee magaalada Kismaayo ku qabatay. Shirka waxaa ka qayb galay maamulka magaalada Kismaayo iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda, iyo sidoo kale xubno ka tirsan bah-wadaagta la ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sadio Abdulkadir Yusuf