Shir ku saabsan dib u eegista mashaariicda horumarineed oo Muqdisho ka furmay

0
78

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shir ku saabsan dib u eegista mashaariicda horumarineed ee Hay’adda US-AID ay ka fuliso Somalia ayaa Muqdisho ka furmay shirka ayaa u dhexeeya Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo Hay’adda USAID.
Waxana shirka diida lagu Sara sidii loo dardar galin laha hormarinta mashariicda dalka ay ka fuliso Hay’adda US-AID.

Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here