Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mamulka Puntland iyo Hay’adaha WFP iyo UNICEF Ayaa Magalada Garawe Kuqabtay shir ku aaddan horumarinta adeegyada bulshada iyo hirgelinta qorshayaasha wadajirka ah ee horumarineed
Waxa Kaqeyb Galay Shirka Wasiirka Qorsheynta Caafimadka Waxbarashada Iyo Madaxda Hay’addaha WFP Iyo UNICEF
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed


