Shir ku saabsan ilaalinta deegaanka oo ka furmay magaalada Dhuusamareb .

0
117

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada galmudug ayaa maanta magaalada dhusamareeb ka furtay tababar ku saabsan ilaalinta deegaanka, maareynta qashinka iyo Nadaafada guud ee Caasimadda Galmudug.

Ururada bulshada ee xaafadaha magaalada ayaa ka qeyb galay madashan iyagoo tababarkan lagu fahamsiinayo kaalinta ay ka geysan karaan bilicda deegaanka..

 

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here