Shir ku saabsan isku xirka maalgashiga Ganacsiyada yaryar oo Mugdisho lagu qabta

0
35

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda diwaangelinta qaranka ee NIIRA ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan isku xirka maalgashiga Ganacsiyada yaryar iyo Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
Shirkan oo ujeedkiisa in ganacsiyada lagu xiro nidaamka aqoonsiga qaranka ayaa wxaa kasoo qeybgalay ,masuuliyin ka tirsan dowlada , ururada iyo shirkada maagelinta ganacsiyada yar yar iyo xubno kale.

Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here