Shir ku saabsan maalgelinta adeegyada caafimaadka dalka oo Muqdisho lagu soo gebagebeeyay

0
13
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa magaalada Muqdisho ka socda wadahadallo iskaashi oo uu soo qabanqaabiyay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta adeegyada bulshada.
Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan oo ka mid ah masuuliyiinta ka qaybgalaya, ayaa sheegay in wadahadalladani ay muhiim u yihiin kor u qaadista adeegyada caafimaadka, daryeelka bulshada, iyo sidii loo heli lahaa adeegyo hufan oo si siman u gaaraya shacabka Soomaaliyeed.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here