Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan karaasha ayaa magaalada Garowe ka daah-furey Shir weynaha 1-AAD Taya dhowrka Puntland.
Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka shirka mas’uuliyiin katirsan waaxda tayo dhowrka, Wasiiro katirsan maamulka Puntland iyo marti Sharaf kale. Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa sheegey muhiimmadda ay leedaha in la helo Nidaam guud oo ku Saabsan tayo dhowrka puntland
Warkan waxaa soo jeedinaysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf