Shir lagu daah-furayay Barnaamijka Nootaayooyinka Danabaysan oo lagu qabtay Garoowe.

0
55

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furtay magaalada garoowe ee xarunta dowlad goboleedka puntland Shirka Barnaamijka Nootaayooyinka Danabaysan (E-Notary).
daah-furka shirka nootaayooyinka iyo wasaarada cadaalada puntland ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliiyiinta kala duwan ee dowlad goboleedka puntland madax ka socotoay nootaayinka qareeno iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada cadaalada puntland.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garada Ali 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here