Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka furtay shirweyne lagu mideynayo waqtiga Aadaanka Salaadaha iyo Khudbadda Jimcaha.
Shirkan waxaa ka qeyb galay culimo, xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle, iyo mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali