Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradda Tamarta iyo biyaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay shirwaynaha bandhiga tamarta biyaha Galmudug.
shirkaan oo socodoona mudo laba maalina ayaa looga hadlaya horumarinta biyaha.
gudoomiyaha Dhuusamareeb Abdirihman Ali Mohamed oo ka hadlay shirka ayaa soodhaweyey.
Wasiirka wasaaradda tamarta iyo biyaha Galmudug mudane Abdikhadir shire galbeeti ayaa sheegay in shirkaan fursad siinayo in lamaalgashto galmudug gaaraana dhanka tamarta.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadri Nor