Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo diiradda lagu saarayay xoojinta wadajirka bulshada iyo ka hortagga colaadaha ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Shirka oo socday muddo saddex maalmood ah, ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada dalka, madaxda maamulka gobolka Banaadir, culimaa’udiinka, haweenka, dhalinyarada, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf