Shir logu heshiisinayo laba beelood oo ka furmay degaanka Bangeelle ee Gobolka Galgaduud.

0
50
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka Dib-uheshisiinta ah ee beelihii dhawaan ku dagaalamay Deegaanada isgoska laandheer ayaa ka furmay magalada Bangeelle ee Gobolka Galgaduud.
Shirkan oo ay gogoshiisa dhigtay beesha magalada Bangeelle ayaa maalmaha soo socda Bangeelle kasocoya ayadoona lafilayo in Natiijo wax ku ool ah laga gaaro colaadihii labadan beelood u dhaxayay.
Shirka ayaa waxaa goobjoog u ahaa Wasiirro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug, Guddoomiyaasha Caabudwaaq, Xeraalle iyo Bangeelle, iyo culumaa’udiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here