Shir looga hadalayay abaaraha oo ka furmay baaydhabo

0
41

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Arimaha Abaaraha iyo sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa Dadka Saamaysay Abaaraha ka dhacay Dalka.

Shirka waxaa ka qeybgalay Gudiga Gurmadka Abaaraha iyo Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Bini’adanimaddda.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here