Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shir looga hadlayay Amniga ayaa lagu qabtay degmada Kaaran ee gobolka Banaadir
Shirkaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo saraakiisha u xilsaaran amniga magaalada Muqdisho ayaa warbixin la xariirta dhinaca Amniga waxaa looga dhageystay Hey’addaha kala duwan ee Amniga.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor