Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa Gudoomiyey Shirka isku xirka Hay’addaha Gargaarka iyo Wasaarada Gargaarka kaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Gargaarka ee Magaalada Baydhabo.
Shirka ayaa aad loogu lafaguray arimaha gargaarka iyo xaaladaha ay wajahayaan dadka barakacayaasha ah ee deeganada Koofurgalbeed.
Waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed.


