Shir looga hadlaayay horumarinta ganacsiga iyo wax soo saarka oo Hobyo lagu qabtay

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Kulankaan oo ahaa mid diirada lagu saaray horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga ayaa waxaa ugu qayb galay magaalada hobyo masuuliyiin kasocotay Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha galmudug maamulka degmada hobyo ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer hobyo

Ugu horayn ayaa waxaa kulanka kahadlay iskuduwaha wasaarada ganacsiga iyo warshadaha galmudug ee degmada hobyo maxamuud axmed nuur waxa owna kahadlay kawasaarad ahaan dadaalka ay ugu jiraan sidii loohormarin lahaa ganacsiga galmudug isagoona ka codsaday maamulka iyo shacabka degmada hobyo inay lashaqeeyaan Wasaaradda ganacsiga warshadaha.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here