Shir looga Hadlaayay Xalka waara Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Xarunta wasaarada qorsheynta konfur galbeed ayaa waxa ka qabsoomay shir u dhaxeeyey hey’adaha ku bahoobay mashruuca Dan-wadaag oo ay hogaamiso hey’ada IOM. Agaasimayasha guud wasaaradaha Qorsheynta dowlad goboleedka Koofur galbeed iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha amniga iyo siyaasada degmada Xudur ayaa qayb ka ahaa kulanka waxaana lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Kulanka intiisa badan waxaa diiradda lagu saaray sidii looga faa’iidaysan lahaa mashruuca xalka waara ee deeganadda koofur galbeed Soomaliya.

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here