Shir looga hadlaayey qaadista canshuuraha gaadiidka Jubbaland oo ka furmay Kismaayo

0
14

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Dowlada jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay qaadista Canshuuraha Gaadiidka Jubbaland.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Qeybaha ay quseyso Canshuurta gaadiidka sida, Wasiirka Wasaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubbaland, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Jubbaland, Agaasimaha guud ee Wasaarada Gaadiidka, kusimaha Taliyaha Booliska Jubbaland ahna Taliyaha Booliska Gobolka Jubadda Hoose, Taliyaha Booliska Degmada kismaayo, Taliyaha Ciidamada ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada iyo Masuuliyiin kale.

Warkaan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here